Dumarka Faa’iida nuucee ayay ka helaan giriirka raxada wata (wareysi)

Bulsha:- Xog uruurun muda dheer soctay oo Ay sameeyeen Rag Ku Xeel dheer Arimaha Galmada Ayaa soo saaray In Sedex arin oo u sabab u Tahay qaylada iyo guuxa haweenka ka soo yeerta xiliga ciyaar sariireedka gaar ahaan marka malabyarowga uu ku dhex mirqo ,
Hasa yeshee waa ayna ku kala duwan yihiin haweenka arintaan maadaama ay jiraan kuwo aysanba cod ka soo bixin xiliga ciyaarta oo hadalba aan laheyn,

Hadaba haweenkaas ayaa waxa aan u kala qeybin karnaa marka jugtaweynsocota ilaa sedex oo kala ah Haweeney Qaylisa , Haweeney Taahda (Hinraag)(Haarta) iyo Haweeney Aamusan oo aan marnaba shanqarin,

Lakin qorshaha ku darasataa in aan la xakamyen karin ama la qarin karin codadka xiliga ciyaarta waayo maxaayeelay si dabiici ah ayay ku yimaadaan oo xita qofka uusan ogaan karin,

Balse waxa lagu soo koobi karaa qaylada haweenka xiliga kulanka kala baxa dhacayo mid la xariira raaxo macaan oo gaartay gariirka galmada iyadoona qaylada haweenka timaada marka afka hore ee malabyarowga uu gaaro goobta loo yaqaan G-Spot waana meesha haweenka ka helaan raaxada waalida ah waxa ayna meeshaas ku taal dhakada sare darbiga xubinta haweenka ee gudaha, hadaad meeshaas malabyarowgada soo xoq-xoqo hawneeydas raaxo uma dhina xita hadii aad aabaheed weydiso magaciisa garan meeyso,

Hasa ahaatee qaylada haweenka xiliga galmada waxa ay mararka qaar noqon kartaa xanuun ku yimaada afka hore ee xubinta xiliga malayarowga uu jiirayo .

Sidoo kale waxaa laga yaabaa in afka hore ee malabyarowga uu gaarayo oo uu taabanayo madaxa labada ukxan ee u dhaw minka , waxaadna ogataa in labadaas ukaxan xanuunkooda ay la mid yihiin iyadoo labada xaniinyo ee ninka laga garaaco.


Ugu danbeeyntii hadii xubinta haweenka qalalan tahay xiliga ciyaarta iyana dhib ayay keeneysa waayo marka uu malabyarowga xog xogista ku sameeynayo darbiga xubinta haweenka waxa ay ku keeneysa xanuun







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment