Bulsha:- Waxaa suurta gal ah in haweeneydu jirkeeda dhan ay ka kacsato, hase ahaate waxaa sii jira haween meelo gaar ah ka kacsada, marka ragoodu u tagayaan.
Haweenka inta badan waxay ka kacsadaan, Carabka, Dhuunta, Calaacasha (Lugaha iyo gacmahaba), Dhagaha iyo xudunta, waxaa jira haween sidaa ka duwan.
Haweenkaas waxay kacsadaan marka ay galmo ama falgal ay sameynayaan uun, iyadoo haween kale iyana ay ka kacsadaan xubinta dumarka.
Balse ogow in Haweeney kasta ay dareen u gaar ah leedahay marka tan dumarka kale ay la wadaagto laga soo tago, dareenka kacsiga haweeneydana waa mid qaarkood ku abuuran iyo mid dumarku iska keenaan.
Waxaa fiican in Ninka ragga ah uu ogaado meesha ugu wanaagsan ee xaaskiisa dareenkeedu aad uga kaco, maxaa yeelay haduusan ogeyn dhibaatooyin badan ayaa dhanka xaaskiisa kaga iman kara.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment