Dulmiga Caashaqa Adiga ka Damiin ah(QisoCajiib ah)

umadeey wan idin salamy cawa sheekadan aan rabo in aan ka hadlo wa sheeko taariiqi ah waxayna kugu reebaysa xasuus iyo calool xumo runtii marmarka qaar inta ad aduunka ku nooshahay waxa la kulmaysa oona naftada kugu kalifaysa in aad raadiso wax sheekoyinka ka caawiyo si bulshada lo gaarsiiyo oo adigana aad ka badbaadiso dadka qaar ay ku dhici lahayd sheekadan waxa qoray abubakar mohamed hassan (( mr qurbaani)) sheekadan magacayda wa ((dulmiga caashaqa adiga ka damiin ah )) shekadan waxay ku dhacday wiil aan sxbnahay o iila joogo dalka swedan magacisana wuxu kuso koobay amiin diini ali ka bogosha wacan o wanagsan ..


magacayga wa amiin diini ali waxan ku dhashtay magalada muqdisho gaar ahan boondheere waxan ku barbaaray isla degmadas waxan dhigan jiray dugsi quraan kariimka marki aan dhameeyay waxan galay school lagu magacaabo muqdisho primy secondry schol kadibna waxan la noolay labadayda waalid inkasto ay jiran caruurkale oo ila dhalatay lkin aniga u weynaa inta kale wey yarayeyn hoyadayda waxay ahayd mid aad iyo aad ii jecel nolosha waxawalba aan u baahado hooyo ayan ka heli jiray inkasto ilah aan aminsana .

muqdisho waxay ahayd goob dagaal ah noloshaydana waligay wax dhib ah lama kulmin intan ku nolay dalka hooyo kadibna waxan bilaabay in aan raadiyo qof nolosha iigu wehliso waayo nolosha wehel la, aan maba nuurayso waxan bartay qof aad moodo o aniga ku qiyaasay inee thy xuurul ceyn ama aysan ka wanagsaneyn si kastaba ahaatee qoftaas marki aan arkay ama aan indhaha ku qabtay waxa mooda il biriqsi gudahood in ay niyadayda oodhan ay raacday marki aan baranaayay waxan ku bartay aalada facebook runtii in mudo ah ayan hwada kula sheekaysan jiray ilaa aan ka gaarnay heer aan telka kala qadano kadibna wan wici jiray weyna iso wici jirtay waxana lagu magacaabi jiray amal ibraahim waxay ku noolayd dalka swedan oo anigana aan ka joogay dalka hooyo.

waxa sidadasi ahatada sheekada aad iyo aad ayan isku baranay heer waxan gaarnay aan daqiiqad aan kala maqnaan karin habeyn iyo maalin qadka iyo telka ayan kala shekeaysan jiray waxan ku balanay in aan isku imaadno si walba ay dhacdo wayo amal waa gabar fiican waligay gabar sidaaso ah noloshayda lama kulmin sidii aan amal ku bartay gabar kale in aan fiiriyo xita nolsha iima ogola kaligay ayan marmarka qaar nolosha kula sheekaysan jiray inkasto aan marmar badan nolosha aan weydiyay maxa meesha ku dhigay waayo amal meeshi ay jogto ayay nafta rabta naftana wa cajiib marmarka qaar waxay rabta wax aadan u awoodi karin lkin tan aniga ayay i haysata dhibaatadii jaceylka aya i bilaabatay .
Garab baan kaa raba

Gacal aan wadaagno
Galabtii alle keeno
Garbahaan isku haya
Gargaar ii fidi
Haddaan ku waayo habeenki
Hurdo waan ka quustaa
Harsina warkeeda da
Halbowlihii dhiigga sidey iyo
Hungurigaa I istaagey
Hamuun baa ii heysee
Hal mar ii imo
Adaan kuu hilboobe
Intaan iilka lay dhigi
Itaan alwaaxa laygu xiro
I saar sambabada agtoodiyo
Saableyda caloosha I saar
Si uun aan u maqsuud
Sahal ma ahan caashaqa
Sidaan ha ii gelin

intaas markii ay afkayga kaso burqadayn ayan sariirta iska aaday iyado wax hurdo ah indhahayga haynin ayan isku dayay in aan seexdo wayo iyado liiga rabo beri schol wayo qof jogo aya wax barto aniga maba jogo wayo qalbigayga odhana ya maqan amal aya qadatay meel aygaysay maba ogi sowmahan ruux jaceyl haleelay ayan noqday dadki odhan ayan kasocmaywaxan noqday qof cidlada wehel ka dhigtay inkasto naf iiga dheer ay naftayda rabatay tolowmaxa xal noloshayda u ah kadib malin malmaha kamid ah aya amal iso wacday anigo guriga maalintaas ka maqnaay marki aan imaday aya maqlay in ay amal iso wacday oo fariin iidhaftay oo ahayd hadi aad timaado iso wac.


nasiib darro malintaas awood uma lahayn aan ku waco wayo wax qarash ah maba haysaninhoyo marki aan weydiiyay lacag waxay iigu jwaabtay maanta hooyo wax lacag ah maba haylkin sidee yelaysa waxwalba waad hysata mana dhihi karo hoyo jaceylkayga ayan wacanaya ee lacag isii wayo hoyadayda aad ayan u jeclaa amalna wan jeclahay sowmahan waxan noqday dharigii labada dhinac ka gubtay maalintaas oodhan ayan waxa radiyay wax lacag ah meel aan ka helo ayan wayay kadibna nasiib wanaag amal aya telka iigu so celisay iyado leh maanta ayan ku sugayay maxa iso wici weysay anigo uugu jawaabay abaayo imtixaanad ayan lahay imtixankii ayan kuso dahay waxay iigu tiray aboowe waxan raba in aan lacag kuso dhibo kwaran oo so tahriibto wayo noloshada ayan u baahanhay maxa ka dhihi lahay.
la soco qeybta labaad
_________________________
Xafiiska Shabakada mybulsha
UK- Leicester united kingdom

Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment