Bulsha:- Shumis ayaa Idiin Soo Gudbinaysa Qodob Muhiim ah Gabadhaha Guurdoon ka ah Isla Markaana Guursada Raga Odayaasha ah
Dhibaatada ka dhalan karta nin oday ah inuu guursado gabar yar waxay noqon kartaa
-in gabadha ay la qabsan weydo la noolaanshaha ninka weyn waayo isku fikir ma noqon karaan
-inay ku saamowdo hadalka bulshada maxaayeelay dadka inta badan waxay soo dhexgalaan labada isqaba afaarahooda sidaa daraadeed inuu nacayb ka dhasho ayaa dhici karta guurkaas.
-inay raadsato nin la da’ ah oo ay isku qanciso maxaa yeelay shinbirba shinbirkiisuu la duulaa, guurka wuxuu ku dhisan yahay is fahan iyo jacayl, way adag tahay gabar yar inay jeclaato nin aad u da’ weyn inta badan waxay ku raacdaa lacag ama
waxaa ku qasbaya waalidkeeda, inkastoo ay dhici karto inuu nika odayga ah ka ficnaado nin dhalin yar ah, waayo dhalinyar badan baa ka sheeganaya awood yarida galmada.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment