DEG DEG:Somaliland oo Xaalad xun ku jirta & goboladdii beesha Isaaq oo bilaa maamul ah + “Gobolka Togdheer Somaliland kama shaqayso mana aqoon…..

Bulsha:- Xilli muddooyinkii ugu dambeeyey uu fashil xoogan iyo xaalado cakiran oo kala duwan uu la kulmayey maamulka Somaliland ee ka arimiya goboladda waqooyi ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa warkii ugu cuslaa kasoo yeedhay shacab weynaha ku dhaqan gobolka Togdheer.


Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer oo ka hadlay xaaladaha haatan ka taagan gobolkaasi ayaa sheegay in maamulka Somaliland uusan ka talin guud ahaanba gobolka Togdheer isla markaasna ay yihiin shacabka gobolkaasi bilaa maamul ayna aqoonsanayn maamulka Somaliland.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment