Bulsha:- Marka hore Bani’aadamku waxa uu markasta u baahan yahay in uu wax ka barto si uu horunar uga gaadho arimo badan oo khuseeya noloshiisa khaasa ahaaneed . Marka ay tahay xidhiidhka ka dhexeeya lamaanahya ayaa waxa uu u baahan yahay in markasta hore loo mariyo.
In uu xidhiidhkaasi ahaado mid xiiso badan leh oo jacaka ka dhexeeya lamaanaha ka dhiga mid waara. Lamaanaha kor u qaada aqoontooda ku saabsan sida ay ugu raaxayn lahaayeen ayaa ah kuwo jacayl iyo farxad badan ku nool. Waxa uu mid waliba dareemaa sida uu ka kale ugu qanacsan yahay.
Baadhitaan la sameeyay ayaa waxa lagu ogaaday in hablaha da’doodu u dhexayso 18 ilaa 29 ay ka haystaan aqoon fiican kulanka ka dhaca qolka sariirtu taal. Halka raguna ay yar tahay aqoonta ay ka haystaan qolka raaxada.
Mar hadii ay fududayn in aad u sheegtid ninkaaga sida aad doonayso in uu kuugu raaxeeyo, ayna adag tahay

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment