Bulsha:- Wiilkaan Soomaaliyeed ayaa Sheegay in uu aad u jecelyahay Fanaanada Caanka ah ee Nimca Dareen isla markaana uu jeceelkeeda Gaarsiiyay Heer aan Wax la Cuni waayo.
Wilkaan ayaa intaa ku Daray isagoo Qiireysana ku Soo duubay Muqaal iyo Cod Jaceylka baaxada weyn ee uu Qabo Nimca dareen isagoona Nasftiisa ku qanciyay in uu Maalin uun uu halayo Fanaanada.
HALKAAN RIIX OO DAAWO

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment