Bulsha:- Gabartan waa sharaaf waxay sheegaysaa nin inuu ku been abuurtay oo uu ka faafiya waxyaalo an sugnayn marka video ayay soo duubtay oo ay ku sheegayso dhibka ninkaas iyada u gaystay waxayn dadka soomaaliyeed ka codsanaysaa ninkan in laga qabto, marka aad daawato ayaad ka garan kartaa muuqalkan waxa aan meesha k soo qoray eeg muuqalkan oo yaabka badan, raga qaar waxay u dhaqmaan si doqonnimo ah, oo naxariis aan ku jirin
Halkaan Hoose ka Daawo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment