Bulsha:- Dumar iyo Caruur Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobolada dalka iyo caasimada Muqdisho ayaa mudooyinkaan dambe waxeey buux dhaafiyeen Isbitaalka Degmada Dayniile oo howl caafimaad oo lacag la´aan ah ay ka socoto .
Wasiirada Caafimaadka iyo Xildhibaano ka socday dowlada Soomaaliya ayaa booqday Isbitaalka degmada Dayniile oo xili kasta fuliya qaliino lacag la´aan ah waxaana Isbitaalkaan jiifa oo lagu daaweeyaa Dumarka isku-furma iyo caruur qaarkood laga keenay gobolada dalka .
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment