DAAWO MUQAAL: Arin Dhexdin Leh Oo Galabta Ka dhacday Xeebta Liido Kadib Markii Dooni Dhexdeeda Gabar Lagu Kufsaday.

Bulsha:-  Xeebta liido ee magaalada muqdisho ayaa galabta ka dhacday arin lala yaabay kadib markii aay dooni lagu qaatay gabar ka mid aheyd dadkii usoo dawashgo tagay xeebta liido iyaagoo donayay in ay kufsadaan.

ciidamada amaanka ee xeebta liido ayaa markii dambe soo qabtay wilaashii gabadhisa kufsaday iyo doonidiba.

HALKAN HOOSE KA DAAWO








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment