Daawo:- Dumar Soomaaliyeed oo soo saaray Muuqaal aan horay loo arag !!

Bulsha:- Xaawo Xaaji iyo Gabdho Soomaaliyeed oo isa soo aruursaday ayaa si wada jir ah u soo saaray Muuqaal cusub kuwaas oo Buraanburkii ay qaadi jireen u badalay Heeso Raap ah .

Gabdhahaan Soomaaliyeed ayaa qaab ahaan Asturan balse waxeey barteen ama ogaadeen in Buraanburka laga dhigi karo Heeso Rap ah madaama uu yahay Raap-ka hadal la saaray Muusik iyo laxan si dadka loogu soo jiito .


Hoose ka Daawo






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment