Arag Sawir lagu muujiyey aargoosiga Kenya ee Shacabka Ceel-cadde

Bulsha:- Arag Sawir lagu muujiyey aargoosiga Kenya ee Shacabka Ceel-cadde

Kadib Xasuuqii Ciidamada Kenya loogu geystay Deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ayaa Ciidamada Kenya waxay bilaabeen in Duqeyn aan loo meel deyin ay ka sameeyeen Deegaankaasi.

Arrintaas waxa durba Sawir Gacmeed ku muujiyey Farshaxaniiste Amin Arts.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment