Bulsha:- Waxaa la isku daraa seddex qaaddo malab saafi ah oo asli ah iyo hal qaaddo cillaan kaddib si fiican ayaa la isugu labayaa, markay si fiican isugu darsamaan waxaa la marinayaa meesha dhibcaha madmadowga leh, waxaa la sugayaa 40 daiiqo kaddib waxaa lagu dhaqaaya meeshaas biyo qandac ah, marka la qallajiyo haddana waxaa lagu dhaqayaa biyo qabooban sidan ayaa la samaynayaa maalin kasta ilaa ay dhibcaha madmadow ka qarsoomaan, waa wax dabiici ah aan ku.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment