Aqriso Qisa Dhexmartay Gabar iyo Aabaheed:- Gabadh tablet soo iibsatay iyo aabaheeda day waxa dhexmary

Bulsha:- Gabadh tablet soo iibsatay iyo aabaheeda day waxa dhexmary


اشترت إحدی الفتیات جهازا من نوع تابلت

عندما رأى أبوها الجهاز قال لها:

ما هي الخطوة التي قُمت بها مباشرة بعد شرائك الجهاز؟

قالت: وضعتُ على شاشتهِ رُقعةً، مُحافظة، تَقيها من الخَدش وغَطَّيتُ الجلد بغلاف..

الأب: وهل أجبركِ أحد على هذا؟
البنت: كلا.
الأب: بِرأيكِ بهذا الفعل.. أهنتِ الشركة الصانعة للجهاز؟
البنت: لا يا أبتِ! بل الشَّركة هي التي توصينا بوضع الغلاف! وأنا لا أريد أن يُخدَش.. لكي لا تسقط قيمته
الأب: وهل أصبح قبيحاً عندما وضعتِ الغلاف عليه؟
البنت: بنظري لا لم يصبح قبيحاً، وحتى إذا أصبح قبيحاً.. فالحِفاظ عليهِ أهم من مَنظره
نظر إليها أبوها برفقٍ وقال لها: هذا هو الحِجابُ يا ابنتي!!

Gabar ayaa waxay soo gadatay Tablet marka aabaheeda arkay wuxuu ku yiri: maxaad samaysay marka aad soo gatay tabletka?
waxay tiri waxaan saaray dhaladiisa balastik oo ka ilaaliya xagashada iyo gal xafidaya
Aabaha: qof miyaa kugu qasbay arintan?
Gabadha: maya 
Aabaha: shirkada samaysay miyaad u gaftay?
Gabadha: maya. aabe shirkada samaysay xitaa sidaas ayay dadka kula dardaarantaa, aniga ma rabo in xagasho ay gaarto oo marka qiimahiisa hoos u dhaco
Aabaha: mid xun miyuu noqday marka aad saartay galka?
Gabadha : saan u arko maya, xitaa haddii uu foolxumaado ilaalintiisa ayaa ka muhimsan aabaheeda ayaa si tartiib iyada u eegay markaasuu yiri xijaabka waa sidan gabadhaydyeey 


_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment