Bulsha:- Asc Dhamaan Bulshaweynta Somaliyeed ee ku xeran webkan Caalmiga ah kana codsaday in aan ka helo talo celin walaalaheyga ku xeran webkan kana dhigtay wehelkooda kowaad.
Magaceygu waa Hibaaq Muniir waxana ahay gabar somaliyeed mesha ay ku noshahay waa diiday in ay noo soo gudbiso Hibaaq Muniir balse waxay naga codsatay in aan talo celin ay ka hesho walaala heeda somaliyeed ee ku xeran warbaahita Caalamiga ah Ee Heegan24.net una soo marsiisay qisada ku dhacaday.
Markii aan bartay facebook waxana iska baranay kumaan kun oo wiil balse kumaan kii kun wan isku waday wayo mid dacad ah kama garankaro wayo somalidu waxay tirahaa naagu kun iyo kow ayeey shirisaa kowne waa ay kala dhaxbadaa.
Aniga oo sidas ah ayaa malin soo galay qadka waxana isoo galay wiil alaah qurux iyo wanaag u dhameyay waxana uu iga dalbaday in ana is fahano maalmo gudahooda kadibne aan waxeena dhameysano.
waxaa dhacaday in aan is guursano dabedto asiga oo iqabo in uu facebook furay uu ka arkay sawiro ku weyga ah laga bixinayo comment sidas ayuuna igu furay, ma soo koobi karo ninmanka dhan in aan mid mid idinku sharaxo balse sababta markaste gurigeyga u dumayay ayaa waxay aheed in marwaliba asxabteyda facebook igu jirta in ay sawiradeyday qataan ay mar waliba igu shekeystaan sawirkeyegna lasoo sarto mesha kore ay
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment