wasamada maalita iyo midda habeenya yaa macaan badan

Bulsha:-  Haweenka qaarkooda waxay aad u kacsadaan maalinta siiba marka ay qorraxda soo baxdo, ninka waxaa laga arabaa inuu ku dadaalo waqtiga ku haboon naagta raaxadeeda.

marka aad naagta u raxayso xiligaas si fiican ayaad ugu raaxaysanaysaa, waayo naagta habeenkii waxaa laga yaabaa inay ka tanbadiso hurdada oo ay hurdayso ama daalka shaqada guriga.

marka habeenka la gaaro waxaa ay dareemaysaa hurdo iyo daal badan oo ka reebi karo macaanka raaxada galmada, marka waxaa lagaa rabaa inaad ogaato xaaskaaga sida ay ka hesho.

si kastaba galmada waxay ku fiicaan tahay marka labada qof ay isla si ay isu fahmi karaan, guurkana macaan ayuu yeelanayaa marka ay


galmada jirto, naagaha subaxdii kacsado aad bay u badan yihiin ha






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment