Bulsha:- jirka isaga oo daalan kaama saacidayo in aad raaxo hesho , sidoo kale saqda dhexe ma wacna raaxada waayo jirka waa daalan yahay oo fir fircooni malaha waayo waxaa laga yaabaa in midkiina uu hurdo ka kacayo.
Goobta weerarka kulul uu ka dhacayo waxaa haboon in uu ahaado mid jawigiisa degan yahay maxaa yeelay jawiga degan raaxada ayuu qeyb ka yahay .
Labada qof waa in ay ka go`an tahay in ay wada gaaraan gariirka galmada (Macaanka raaxada oo ay ka dhargaan . Hadal macaan , dhunkasho fara kacayaar iyana qeyb ayay ka yihiin in la helo gariirka galmada .
Ninyahow ogaaw marka galmada dhamaado haweenka wax ay u baahyan yihiin hadal macaan una mahad celi , xabad gili waayo raaxadii hore mid ka mac ayay daremeeysaa oo maqsuud ayay noqoneysa .
Tanina rag badan waa ilaawaan oo durba sariirta dhanka kale uga jeestaan waxana la dhihi karaa ma mudna kuwaas in lala raaxeysto. Hadii aad talo iyo tusaale ama su,aal aad qabto fadlan kala soo xiriir ciwaankeena hoos ku qoran
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment