Bulsha:- Weydii naagtaada qaabka ay jeceshahay in aad ugu sameeyso weerarka sariirta iyo goobaha ay ka kacsaneyso , sidoo kale haweeneyduna waa in ay iyana weydiisaa .
Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .
Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .
Gabaryaheey si aad ninkaada la haysto uga dhigato isu qurxi , ku dhalaali dhiinkaada qortiisa , roobna uga dhig dhunkasho iyo qoor gilin ogaaw ninku waa cunug weynaaday oo u baahan xanaano.
Qodobada ugu muhiimsan ee loo bahaan yahay in la sameeyo si loo helo raaxo macaan oo aan xishood ku jirin waxaa loo baahan yahay in lala yimaado .
Talaabaada koowaad ee loo baahan yahay waxa ay tahay in labada
In jirka ahaado mid fir-forcoon maxaa yeelay hadii jirka daalan yahay lama helayo raaxo , ogaaw raaxadana waxa ugu macaan midda saqda dhexe .
In goobta labada lamaane ku raaxeysanayaan ahaato mid jawigeedu degan yahay aan shanqar laheyn ,(Ujeedka waxa ay thay in aysan imaaneyn wax galmada oo socoto joojin kara).
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment