khasaaroyinka ay haweenka garoobka ahi caan ku yihiin Iyo Sadax faa’iido oo Laga Helo Guurkooda.

Bulsha:- Haweeneey garoob ah guurkeeda wuxuu leeyahay faa’ido iyo khasaaro marka hore waxay ku xiran tahay haweeneeyda garoobta waxa loo soo furay, haddii loo soo furay ceeb ama xumaan ay wadato inta badan kama hari karto dabeecaddaas loo soo furay, haddii ay fiican tahay oo dabeecad xumida uu ninkeeda leeyahay, waxaa dhici karta inay fiican tahay, taas waa guud ahaan.

 marka aan ka hadalno faa’idada garoobta ay leedahay waxey kusoo aruuraan 3 faa’iido oo muhiim ah.
1- Galmada ninka ayay u roon tahay dhanka sheekada iyo dhiirranaanta, maadaama ay qibrad u leedahay.

2- Guurka aad bay u ilaalisaa waayo waxay ka baqaysaa mar labaad in la furo.

3- Waxay ku dheeraysaa sida ninka loo dhaqaaleeyo xagga cuntada….

Ceebaha ay leedahayna waa dhowr ceeb laakin waxaan ka soo qaadanaynaa labada ceeb ee ugu daran:

1- Inta badan waxay sheegtaa ninka soo furay oo kaaga soo horreeyay siiba







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment