Bulsha:- Inta Ay Nooshahay Magacaada Ayay Xuseysaa Haddii aad Baashaalka Noocaan u Sameyso
Waa Nooc Cajiib ah ….Marka aad dareento in aad u baahan tahay in aad kulan ciyaareedka la qaadato lamaantaada ninyahoow horay ha ugula deg degin in ad markaaba ka dalbato in aad ciyaarta bilaawdaan , waxaa suura gal ah in lamaantaada aysan nafsiyan diyaar u ahayn wasmo in lasameeyo Hadaba doorkaada ayaa la joogaa ninyahoow in aad xariif iska dhigto talabaadaan samee waa hubaal baashaalka idin dhex mari doona marar badan waad u macasan doontaan Umuuji in aad dooneyso in aad rabto in aad soo qubeysto iyadana aad ka dooneyso in ay saabuunka kugu daliigto , markaa ka dib u sii jiid dhanka barkada qubeyska halkaasna haka bilaawdo musasalka yar ee romanticka kaasi oo ka bilaabanaya kaftan , qosol iyo in biyaha la isku firdhiyo illaa ay dharka iska bixiso ayna kula qabeysato waxaana halkaasi ka bilaabanaya isugu daliigidda sabauunka .
Waxaa jira dad badan oo aan ka fekerin qubeyska ka hor galmada taana waa qalad, kaliya waxa ay u haystaan in la isaga baahan yahay uun ka dib raaxada macaan ee,,,… sariirta Ka dib qubeys uu ku dheehnaa kaftan iyo qosol idinna xasuusiyay maalmihiina koowaad ee guurkiina , isku day markaan in aad kula dhex ciyaarto gudaha biyaha adiga oo ku ciyaaraya

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment