Haweenka xiliga ay jecelyihiin in ay helaan Galmo..

Bulsha:-   Haweenka oo ah aas-aaska guriga ayaa inta badadan waxeey la kulmaan dhibaatooyin badan oo la soo darso xiliyo Galmada ay u baahan yihii.
Ma taqaano in ay si toos ah u dareensiiso ninkeeda inay u baahantahay , way la dhuumataa dareenkeeda iyo damaceeda dhanka Galmada oo ah mid inta badan ku kooban haweeneeda waxaana dhacdo in gabadha ay ku soo koobto oo kaliya in ay ka fikirto oo qura .

Marka ay ka qubeeysato dhiiga ayaa ah xiliga ugu badan oo ay u baahantahay ninkeeda ayadoona gaar ahaan ay 3 cisbo ee ugu horeeysa ay tahay xiliga ugu badan oo ay u baahantahay ninkeeda hadii aysan helin waxaa macquul ah in dhacaan waxyaabo kale iyo siyaabo kale oo ay usoo wajahdo sidii ay uga gudbi laheeyd marxaladaasi.

Xiliga caadada kadib waxaa dhacdo in qeybta taranka haweeneeda ay noqoto sida meel la garaacay oo kale oo waxaan ula jeeda waxa ay noqoneeysaa mida bararsan oo u diyaar ah in ay howl gal gasho

Hadii aad yahay nin waxaan kuu hayaa sir oo waxaad si gaar ah u qiimeeysaa xaaskaaga xiliga ugu horeeysa oo ay ka qubeeysato dhiiga waxaad ku arki doontaa dhaqdhaqaaqyo kaa yaabiyo oo waxaad arki doontaa in xaaskaagu aad u jeceshahay in ay aragto ama ku dhagdhagto ninkeeda xili walba waana ciyaarta halka ay ka bilaabato oo aad u ku dareemi kartid .

Hadii intaa oo dhan aad aragto waxaan kuu sheegayaa in ay ku sugeeyso ciyaar badan oo waxaa lagaaa doonayaaa in aad xaliso dhibta ka jirta sariirta oo ah mid wanaagsan uu ku jirto xaaskaagana ay hesho galmo ku haboon xiligaasi.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment