Gabdhaha Quruxda Xad Dhaafka Lihi Waxa ay Aad u Jecelyihiin Rag Sifooyinkaan Leh.

Bulsha:- Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa daaha ka qaaday in gabdhaha Quruxda badan aad u jecel yihiin wiilasha kaftanka badan marka loo fiirsho wiilasha xirxiran.

Gabdhaha ayaa lasheegay inay aad u jecel yihiin xilyada ay la kulmaan wiilasha kuwa keena qosolka, indhaha gabdhaha ayaa soo jiitaan qosolka iyo kaftanka, warbixinta ayaa sheegtay in gabdhaha qaba stres uu si sahal ah ug bixi karo hadii ey haleen wiil ka qoslisiiya ama madadaaliya.

Daraasadaan ayaa sheegtay in gabadha ay janjeersato ama u milicsato dhanka wiilka ka qoslisiiya taas marka dambe ka dhigta lamaane dhanka nolosha ah, wiilka bashaashka ayaa ka dhiga nolosha gabadha mid faraxsanaan ku dheehantahay.

Daraasadaan ayaa lagu sameeyay 200 arday oo ka kooban wilal iyo gabdho taas oo lagu soo bandhigayay sawiro kala duwan, gabdhaha ayaa doortay sawirada wiilasha qosolka bixinaya xiliga sawirka laga qaaday.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment