Gabaryahay Ma Rabtaa Inaadan Waligaa Garoob Noqon Insha Allah, QODOBADAAN RAAC

Bulsha:- Walaashaydii yareydeey miyaad jeceshay inaad da; yaraan garoob ku noqoto? Walaashayda igaa yareey deey ee da’yarteey waxan walaashayda igaa yar la jeclahay wanaag oodhan ayan adigana kula jeclahay ee dhagahaga ii fur oo waanadaydaan qaado waxan ahay walaasha kaa weyn kaana waayo aragsan’ee” waxana rajayni inad ku guleysan doonto waanadayda hadi Allah ka raali noqdo insha allah!.

Miyaad rabta inaad da’yar garoobto miyad rabta walaashay iga yareey deey inaad noqoto hooyo da’yar kaligeed cunug ku riixaysa (CHILDREN&SLROLLERS)dibadaha oo dhaxan iyo baraf xun ka dhacayo Maya,maya,maya,u malayn maayo inaad marna jeclanayso.

Hadaba walaashayda igaa yarey deey ee da’yarteey wanaadaydan qaado qaali dadaal iyo taxadar badan muuji ku dadaal inaad iska eegto ninka aad mustaqbal kaga la wadaageyso inu ku qaalmo yuu ku siirin hadal macsanidisa hana ku degdegin iska eeg inti karan kaaga ah…

iska eeg bulshaduu ku dhex jiro iska eeg ehelkisa iyo diintisa akhlaaqdisa iska eeg inu masu’liyadada qaadi karo ma yahay mid bahidaada iyo baahidaa ubadkisa idin ka arad tiraya ma yahay mid ku masruufi kara maa yahay mid amiin ah oo sirta rerkisa aan bananka u sarin ma yahay mid xaquuqdada ilaalinaya ma yahay mid raxiim kaga xushmad iyo qadarin u haaya xiririnayanaa ma yahay mid kitabka iyo sunaaha ku dhaqma iska eeg iska eeg inti karaan kaaga ah insha Allah
Walaashayda iga yareey deey ee da’yarteey noqo mid ducaysaan oo waalidkeed u duceeyey la saaxiib hooyada hooyadu waa wayo aragee ninka kuu qalma iyo kan kuu qalmin hooyadu way kala garanaaysayee hakaa eegto wiilka aad la socoto ehelkisa diintisa iyo akhlaaqdisa adigu laftaada waad iska eegi kartaa bulshadu ku dhex jiro sidu diintisa ku yahay iyo akhlaaqdisa taaso ah lagama marmaan wayo nin aan akhlaaq laheyni (GURIGAGU WUXU NOQODAA GURI CADAABE)iska eeg ma yahay mid ku xidhan misjiidka culimadu durusda ka bixiyan ma yahay mid 5ta salaadood ku tukada masjidka.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment