DAAWO VIDEO: Aroos Nuuciisa Aan Horey Loogu Arag Caalamka Oo Ka Dhacay Magaalada Hargeysa

Bulsha:- magaalada Berbera ee xarunta ganacsiga maamulka soomaaliland ayaa waxaa ka dhacday arrin dadka oo dhami si aad ah ula yaabeen taasi oo ah inlaba gabdhood ay xaflad ay isku guursanayeen ay ku qabsadeen xeebta magaaladaasi oo toos  camera laga soo duubay  waa falkii ugu horeeyay ee nuucaan ah oo ay ku kacaan haween soomaali ah waxaa horay u dhacday in ay laba rag ah ay is guursadeen hase ahaatee tani waa mucjiso hor leh oo ay soomaali aragtay.

Magaalada Berbera waa magaalo ganacsi waxaana ku nool dad muslimiin ah lagamana filaneeyn in ay ka dhici doonto faaxishadaan oo kale.

HALKAAN KADAAWO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment