Bulsha:- Xildhibaan Mustafa Dhuxulow ayaa maanta maanta xeebta LIIDO ee magaalada Muqdihso dhallinyaro ugu sameeyay dhiirigalin kuwaaas sameynayey ciyaarta Karateyga Ama feerka.
Boqolaal dad ah ayaa maanta usoo daawasho Tagay ciyaarta Karateyga Ama feerka, Waxaana Halkaasi ay dhalinyaradu kusoo Bandhigeen Qaabab kala duwan iyo dagaal Qabow oo Feedh dhulka la isku dhigay DAAWO CIYAARTA XIISAHA BADAN.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment