DAAWO Fanaaniin Soomaaliyeed oo La Xeray Ayagoo Doonaya In ay Ku Dhoofaan Basabooro Been Abuur ah

Bulsha:-  Fanaaniin  Soomaaliyeed  oo  Si  Weyn  Loo  Jecel  yahay   Ayaa  Lagu  Soo  Waramayaa   In   La  Xeray  Xili  ay  Doonayeen  In  ay  Ku  Dhoofaan   Baasabooro  Been  Abuur  ah

Lamaanayaasha  ahna  Fanaaniinta  Caan  ka  ah   Liibaan  Jigjiga  Iyo  Qaali Ladan ayaa  Lagu  Xeray  Garoon  Adis ababa ee Dalka  Itoobiya  Xili  ay  Doonayeen  In ay  Ku  dhoofaan  Basabooro  Been  ABuur  ah

HALKAAN  RIIX  OO  DAAWO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment