DAAWO Fanaanadda Yurub Geenyo oo Ku Faanaysa In Ay Raga Soomaaliyeed Ku Soo Jiidan Cod Kaliya oo Ay Jiraan Rag Jirkeeda Dartiis u Taageera

Bulsha:- Fanaanadda  Yurub  Geenyo  oo  Wareysi  Siinaysa  Telefishinka  Universal  Ayaa  Ku Faantay  In  Fanaaniinta  Dumarka  Ay  Dheertahay  Jir  Dhisan  oo  aad  Raga  u  Soo  Jiita

”Waan  aaminsanahay  In  ay  Jiraan  Fanaaniin  Iga  Cod Macaan  Balse  Waxaan  Ku Faanayaa  In  aan  Taageerayaal  Rag  ah  aan  Ku  Soo  Jiitay   Muuqaalka  Jirkeyga  Ayeey  Tiri  Fanaanadda  Yurub Geenyo  oo Ka  Jawaabaysa  Su’aalo  Fankeeda  Laga  Weydiyay

HALKAAN  RIIX  OO   DAAWO 






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment