DAAWO Fanaanadda Yurub Beelo oo Suuqa Ku Xumaaday Iyo Daymo Looga Leeyahay Suuqyada Hargeysa

Bulsha:-  Fanaanadda   Aan  Ogayn  Taageerayaasheeda   Yurub Beelo  Ayaa  Waxaa  Soo  Foodsaaray  Suuq La’aan  aad  u Baahsan  Isla  Markaana  Waxay  isaga  Carartay  Xaafadii Fanka  Ay   Ka  Bilaawday  ee  Nairobi  Kenya

Fanaanadda  oo  Hada  Ku  Nool  Magaalada  Hargeysa  Soomaaliland  Ayaa  Lagu  Soo  Waramayaa  In ay  Sii  Labuu Jibaarantay  Suuq La’aantii  Haysatay  Ayadoo Imika  Maraysa  In  Suuqyada  Hargeysa  Deymo  Looga  Yeesho

HALKAAN  KA  DAAWO  CEEBTA  HAYSATA






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment