DAAWO: Baashaalka Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan (VIDEO)

Bulsha:- Waxaa Baraha lagu Kulmo ee SocialMedia-ha la soo dhigay Muuqaal muujinaya Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan oo gabar kula baashaalay magaalada Muqdisho.

Muuqaalkan ayaad ku arkaysaa in gudoomiyaha uu u jeeday in la duubayay oo uu raali ka ahaa in laga duubo video-ga isagoo baashaalaya.

Waxaa ilaa hadda la’ogayn goorta muuqaalkani la duubay iyo cida Muuqaalkani Face-booga soo galisay, ama ula jeedada laga leeyahay, Gudoomiyahan cusub ayaa 3 cisho ka hor loo magacaabay xilkani.



Hoos ka Daawo






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment