Athiya Shetty "Aniga Labiska iyo Style-kaba Waxaan Kaga Daydaa [VIDEO]

Bulsha:- Athiya Shetty waa gabadha uu dhalay Super Star Suniel Shetty oo fanka mudo dheer kusoo dhex jiray hadaba atirishadan ayaa hadal heynteeda socotaa maal mihii ugu dambeesay.

Athiya waxay ku guuleesatay abaal marinta Vogue Beauty Awards oo ay kusoo bandhigtay labiskeeda iyo Style ahaan sida ay u diyaarsan tahay.

Hadaba gabadhan dhalinta yar waxaa la weydiiyay atirishooyinka ama shaqsiyaadka ay jeceshahay inay dhanka Model-ka iyo Style-ka kaga dayato.

Waxayna Athiya sheegtay in Deepika Padukone iyo Sonam Kapoor ay ku dayato sidoo kalena ay yihiin shaqsiyaadka au jeceshahay inay dhanka Fashion-ka kaga dayato.
Sidoo kale Athiya waxaa la weydiiyay Fashion-ka marka laga hadlaayo atirishada ugu qurxoon dhan walbo waxayna sheegtay in Aishwarya Rai Bachchan ay tahay atirishada dhanka labiska iyo wax walbo oo quruxda la xariirto ayada ugu horeyso.

Fadlan hoos kaga bogo Video-kooban oo ku saabsan wareysi ay bixineyso Athiya Shetty xili ay ka qayb qaadaneesay abaal marintii Vogue Beauty Awards:







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment