ARRIMAHAAN AYAA SABABA IN NAAGTU AY GAADHI WEYDO GARIIRKA WASMADA EE XILIGA CIYAARTA MACAANKA BADAN EE SARIIRTA..!!

Bulsha:- Baaritaano la sameeyay ayaa lagu ogaaday in %75 haweenka aysan gaarin gariirka galmada(macaanka raaxada) waxa ayna qubarada ku xeel dheer nolosha qoyska u cuskadeen in tani ay sabab u tahay arimahaan soo socda Ee Hoos Ku Xusan.

Iyada oo ka cabsi qabta in ay ka baxdo qadka cagaaran: haweenka si weyn ayay uga baqaan in ay banaanka soo dhigaan dareemahooda ee ay ka helayaan macanka raaxada xiliga ay socoto ciyaar sariireedka taasina waxa ay ku qasabtaa in ay aysan helin gariirka wasmada maadaama ay ku jiraan is caburin dhanka dareemaha ah kacsiga ahi.

In aysan isku kalsooneen ama ku kalsooneen dhismaheeda banaanka: haddii maskaxdaada mashquulsna tahay oo ay ka fekareyso waxa uu ninkaada ka aamisan yahay hab dhismeedkaada dibada ama in aad iso weydiineyso in ninkaada siineyso macaan oo uu dareemayo raaxadada , hadaba ogaaw hadii maskaxdada waxa ay doonto mashquul haku ahaatee in marnaba aadan heleyn raaxo garabryaheey.

Waxaan kula talinaynaa in dareemahaada aadan qarin xiliga ciyaaraadka una sheeg ninkaada si wleiba oo aad dareen ku heli karto maadama haweenka ka dareen adag yihiin ragga.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment