7 faa'ido oo ay galmada Badan leedahay

Bulsha:- galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa’iido:happy somali family

-Waxay xoojisaa aragga, wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha.

-Jirka iyo maskaxda ayay firfircooneysaa.

-Dareemayaasha ayay fududeysaa .

-Madax wareerka ayay bi’isaa.

-Waswaaska ayay qofka ka qaaddaa.

-Dhiiggay cusbooneysiisaa.

-Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment