Bulsha:- Dhacdooyinka inta badan Kaamirada gadaasheeda ka dhaca waa midaan lasoo bandhigin dhamaantood hasa ahaatee maalin uun shacabka usoo gudba sideey doontaba haku faafaane.
Cabdiqaadir Nadaara waxa uu kamid yahay Saxafiyiinta mudada badan ka shaqeeya Saxaafada Soomaalida qeybahooda kala duwan ayeey dhacdadaan qabsatay
Mudo hada laga joogo 2 Sano ayeey Xaaskiisu soo wacday xili uu daadihinayay barnaamij dood wadaag ah oo ay dumar ka qeyb qaadanayaan
Bal wixii markaas dhacay ayaan jecleestay inaan idinla wadaago
HALKAAN KA DAAWO

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment