Bulsha:- Naag marka ay soddon gaarto waxay noqon mid ka hesho cayaarta sariirta dareenkeeda hoose aad buu u kordhaa, waxay noqon mid aan ka xishoonin galmada waxay la soo baxaysaa qibro badan, naagaha noocas ah kama helaan galmo degdeg ah, waxay jecel yihiin ninka haysan karo muddo dheer
istiinka kaddib waxay u baahanyihiin galmo culus siiba gudaha farjiga mana ka helaan bahal yar, naagaha soomaaliya sida badan waxaa loo guday
fircooni waxaa laga jaray kintirka laakin marka ay gaaran 30 sano waxay dareemaan rabitaanka galmada waayo da’dan marka ay gaaraan farjiga
murqihiisa ayay ka dareemaan galmada marka la soco xaaskaaga marka ay gaarto soddon sano inay dareenkaas gaarayso waxaa lagaaga baahan yahay
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment