Sababta kacsiga ka yareeysay haweenkeena

Bulsha:- Gabdhaha somali aad uma cunaan cuntada, taas oo keenai karta kacsi la’aan iyaga u imaanayso, waxaad arkaysaa naagaha soomaaliyeed badankooda waxay ka sheegtaan kacsi yaraan mushkiladaas badankeeda ma aha gudniinka fircooniga ee waxay u noqonaysaa cuna yarida, xitaa haddiii ay cunto gabadha soomaaliga ah cunto waxay cunaysaa wax yar, waxaad og tahay cuntada dareen inay leedahay.




Halkaan Hoose ka Daawo



_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment