Raaxada Ugu Macaan Xiliga Galmada Ee Xalaasha :Ha Aqrin hadii Dareenkaga Dhow yahay

Bulsha:-  Habab Kala Duwan Ayaa Lagu Helaa Macaanka Gariirka Galmada , Iyadoo Ciyaar Sariireed Isu Dheeli Tiran Lagu Heli Karo Hababkaan Soo Socda.

Qaabka Faarisiga Ah : Habkaan Haween Waliba Waa Ay Jecel Yihiin , Waa Hab Haweeneyda U Ogalaaneysa In Ay Iyada Ahaado Qofta Ka Mas`Uulka Ah Cayaarta , Waana In Ninka Uu Ku Jiifato Dhabarkiisa Halka Haweneyda Ay Iyada Sara Mareyso.


Habkaan Haweeneyda Iyada Ayaa Is Maamuleysa Halka Gacamahedana Ay Saareyso Xabadkiisa , Waxa Uu Ninka Sidoo Kale Sii Xoojin Karaa Xaraarada Kacsiga Lamaantiisa Maadama Uu Ku Cayaarayo Labada Naasood

Habka Caalamiga Ah Ee Caadiga Ah: Waa Hab Inta Badan La Isticmaalo , Haweeneyda Ayaa Dhabarkeeda Ku Seexaneeysa Iyadoo Labadeeda Bowdana Kor U Qaadeysa , Waxa Ayna Tani Sahleysa In Shumis Kulul La Is Weydaarsado Iyadoo Howshu Socoto 








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment