Bulsha:- qaylada haweenka ka soo yeerta xiliga ciyaar sariireedka gaar ahaan marka malabyarowga uu ku dhex mirqo waa ayna ku kala duwan yihiin haweenka arintaan maadaama ay jiraan kuwo aysanba cod ka soo bixin xiliga ciyaarta .Hadaba waxa ayna haweenkaas u kala qeybin karnaa marka jugta weyn socota ilaa sedex oo kala ah aweeney Qaylisa , Haweeney Taahda (Hinraag) (Haarta) iyo Haweeney Aamusan.
Waxaadna qorshaha ku darasataa in aan la xakamyen karin ama la
qarin karincodadka xiliga ciyaarta waayo maxaayeelay si dabiici ah
ayay kuyimaadaan.Waxaana lagu soo koobi karaa qaylada haweenka xiliga kulanka kala baxa dhacayo mid la xariira raaxo macaan oo gaartay gariirka galmada .
Waxa ayna qaylada haweenka timaada marka afka hore ee
malabyarowga uugaaro goobta loo yaqaan GSpot waana meesha haweenka ka helaan raaxada waalida ah waxaa meeshaas ku taal dhakada sare darbiga xubinta haweenka ee gudaha, hadaad meeshaa oo ah malabyarowgada soo xoqxoqo hawneeydas raaxo uma dhinna .
Sidoo kale qaylada haweeka xiliga galmada waxa ay mararka qaar noqon kartaa xanuun ku yimaada afka hore ee xubinta xiliga malayarowga uu jiirayo.
Sidoo kale waxaa laga yaabaa in afka hore ee malabyarowga uu gaarayo oo uu taabanayo madaxa labada ukxan ee u dhaw minka , waxaadna ogataa in labadaas ukaxan xanuunkooda.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment