Bulsha:- Qaladaad ay caado ka dhigteen dumarka qaar ayaa jira xiliga baashaalka bilaabanayo taasi oo aad u wiiqaysa awooda raaxo ee dareenka lamaanaha.
Koow Waxaa wacdaraha ay la hadlayaan Dumarka Oo qalad ahaan badan Xiliga Baashaalka Iska Ilaali Gabadhyahay Arimahan:-
Kalsooni Muuji : U Sheeg ninkaada in aad u baahan tahay sameeynta kulanka macaan iyo sidaa aad u jecashahay iyo waliba wax yaabaha aad neceb tahay inta lagu jiro kulanka , hadaad arintaan sameeyso waxa ay sare u qaadeysaa oo wax ku ool ka dhigeysa ciyaarta sariirta.
Inta ciyaarta socoto ha noqon maqane jooge tusaale haddii aad tahay gabar aad u caylin yuusan ku maqshuulin culeyskaada kaliya ka fikir raaxada iyo baashaalka .
Mararka qaar adiga ku biloow ciyaarta , sidoo kale marba hab u labiso oo qaab timaha nooc kale ka dhig si ninkaada u dareemo in aad daneyneyso.* In aadan ka diidin sameyenta ciyaarta xittaa haddii aad daalan tahay balse isaga uu garan la yahay .Nadaafada ku dadaal Oo yaanay xaalku Ur isku badalin maadaama weel daboolan tahay oo carfis u baahan yahay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment