Bulsha:- Qaababkaan haweeneyda iyo ninkeedu waxay iskaga hor yimaadaan si foolkafool ah, waxaana ay kala yihiin:
1 Kolkay haweeneydu dhabarka u seexato, soona laabto labadeeda lugood, uu dabeeto ninkeedu daba fariisto:
11 Intay labadeeda cajar kala furto, uu ninku labadeeda
lugood dhex galo, isaga oo isku xajjinaya jilbihiisa iyo
xusulladiisa ama calaaculladiisa, dabeetana intay
labadeeda lugood yare sare u qaaddo, cirbaheeda ku
tiiriso labadiisa xagallugeed oo godan.
12 Intay labadeeda lugood sare u qaaddo, garbihiisa dul saarato.
13 Intay labadeeda lugood sare u qaaddo ilaa ay
taabtaan shafka ninkeeda uu labadeeda
bawdo dhex fariisto.
14 Ninku intuu xaaskiisa labadeeda lugood dhex galo,
oo labadiisa gacmood dhinacyada ka kala mariyo, uu
dabeeto ku dul dhabbacdo.
15 Intay labadeeda gacmood ku soo qabato labadeeda
cajar, oo jilbaheeda gaarsiiso madaxeeda, ninkuna uu
gadaal ka soo fariisto.
16 Ninka oo labadiisa gacmood labada cajar ee
xaaskiisa kasoo gelsha dhanka hoose dabeetana sare
ugu soo qaada oo isku soo nabo, iyaduna intay xoogaa
isa soo qaaddo qoortiisa habsiiso.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment