Qaabab Noocee Ah Ayaad Kusoo Jiidan Kartaa Qofkaad Jeceshahay Ee Aan Kuu Ogeyn “Halkaan Ka Akhriso’,-‘.

Bulsha:- Hadaba Soomaalidda oo ah dad aanan inta badan Qiimeenta koowaad siinin Xariirka jaceylka iyo Lamaanka ayaanan helin Fursadaha Jaceylka ubanaan.Sideed usoo jiidan Kartaa Jaceylkaaga , waa Arin fudud afka marka laga sheegayo balse ku dhaqankeedu adagyahay iyadoo la fudududeysanaayo hasa ahaatee waxan jeclahay inan Soo gudbiyo Maanta qodobo Muhiim u ah Qofka doonayo inuu Soo jiido Jaceylkiisa.

Halkan Riix Kulaabo Bogga Raaxada Guurka

1. Mar walbo waxa muhiim ah Daacadnimo, Qofka marka uu yahay daacad wax walbo way u hagaagaan sideedana laqadabada iyo lugooy meel magaraan Mar walbo u ahaaw Nafta aad jeceshahay Daacad, waana arin afka ka fudud balse la doonayo inad qalbiga ka yeesho.

2. Isku day inaad Danayso tagida goobaha uu ku suganyahay Nafta aad daneyneyso waqtigaasna xiro Dhar Nadaafadooda laga taxadaray is habee , Marka aad is aragtaan Ku Bilaaw salaanka hana ilaawin inad Macsalamayso waqtiga aad ka tagayso Waqti walbana Macsalamees ka duwan tii hore Ku macsalamee.

3.Hadaad isku meel ku nooshihin Dareenkii inad ka naxayso”Subaxdii waqtiga hurdada laga kaco Weydii sida uu kubaryay/barisay) ka wac taleefanka IWM.

4. Waqtiyada qaar Samee waxyaabaha uu ku farxo adigoo dareensiinaya una dhoola cadeenaya, Sidoo kale samee waxyaabaha uu kugu dareemi karo inad ka naxayso waqti walbana Kalgaceyl sii.

5.Waqtiyada Qaar Ka hinaas(ka Maseyr) Marka aad aragto Naftaad jeceshahay oo lasocoto Asxaab ku cusub si uu ku dareemo inad daneyneyso halkaasna ugu dhasho dareen ah inuu kuu kali ahaado .

6.Baadi goob waqtiga aad tabto si aad uga war heyso waxa uu ku suganyahay, Aragtidiinu ha badato mar waliba si uusan kaaga dhumin ama usan kaaga raacin Dad kale







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment