Nin yahoow Ha isku dhuuqin farjiga gabdhaha-Ogow Cudurkaan ayaa laga qaadaa Leefida

Bulsha:- Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii oo kale iska yaala Sariirta isna uu dadaal ugu jiro in uu kugu qanciyo in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida aad u macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga, taasi waxeey keeni kartaa in uu iska dhaadhiciyo in uu yahay qof wax­matare
ah,waxaana ka dhalan karto niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.


Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha ah in ay maqlaan riinka ka dhasha macaansiga galmada iyo sida dareen ahaan aad u macaansanaysaan shaqadiisa.

DAAQO DHAQTARAD KA HADLAYSA:






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment