Makeup dhibka uu dumarka u keeni karo

Bulsha:- Haweenka marka ay marsadaan Makeup maxaa jirkooda iska badala, runtii naagaha badaanaa waxay ka helaan iany is soo turukeeyaan, daamaha waxay soo marsadaan makeup oo guduud ka dhigaya si ay u muuqato gabadha inay da' yar tahay, laakin marka la badsado.

makeupka wuxuu wejiga u keenaa dhibaato, naagtii u barato wejigeeda makeup la'aan wuxuu noqonayaa sida baakad ama kaartoon qalalay oo kale, waxaa kaaga fiican inaad siyaabo ka xagaagsan isku qurxiso, qaabab badan ayaa jira oo aad ku nuurin kartid wejigaaga oo aad kaga badbaadi kartid dhibka uu kuu keeni karo makupka.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment