Ma isku aragtay Kacsi La’aan Joogta ah (Sirta Dareenka)

Bulsha:- Hadaba Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro deg deg ah oo ku berma xubanaha ugu muhiimsan jirka bini,aadamka iyo habdhiskiisa,

1- Daal iyo tabardarri joogto ah oo aad mar waliba dareentid,
2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose iyo lafaha oo jajab ka galaan islamarkaane ay shanqaraan,

3- Timaha oo yaraadaan ama daataan marka gacanta ku taabat timaha,
4- Kacsi la,aan iyo biyo-bax degdeg ah (Hawlgabka kacsiga ee dhalinta) oo aad u yaraada,

5- Aragga oo caad yeesho oo aadan meel fog qof ka arki karin hadii aad aragatane uu shaki kaa galayo ,

6- Bisqinleyda iyo xiniinyaha oo xanuuna mar marne barar uu ku dhaco,

7- Xanuun iyo casiraad laga dareemo moqor miskeedka iyo dabaqanaanta,

8- Qofku wuu ku walfi karaa oo dhib ayay hadhowdii ku noqoneysaa in uu iska gooyo caadadaan.

9- Wuxuu kaloo keenaa waxa loo yaqaano dheecan Semen leakage oo ah in biyuhu soo dareeraan iyadoo wax dareen kacsi ah uusan jirin xiliyada qaar,

10- Dhibaato nafsaani ah sida hilmaamidda iyo xifdin la,aanta joogta ah.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment