Lix Qodob Oo Ku Barayo Nooca Dumarka Ugu Xun Ee Haboon Inaad Ka Fogaato Oo Aadan La Wadaagin Noloshaada..!!

Bulsha:-  DUMARKA MIDDEE UGU XUN ?

Nin ayaa isna la weydiiyey Dumarka midda ugu Xun waa tee?. Kolkaas ayuu yiri: Haweenka midda ugu Xun ee ugu Sharta badan:-

1- Waa Midda jirada isku rida ee Carabka dheer (Qeylada badan).

2- Waa Midda Ooysa sabab la’aan, hadalkeedana waa Hanjabaad.

3- Waa Midda Wanaagga Daboosha, Xumaantana Faafisa.

4- Waa Midda hadduu Ninkeeda yimaado baxda, haduu baxana Joogta.

5- Waa Midda Ooysa iyadoo Gardaran, waxeyna Marag furi iyadoo Gardaran.

6- Waa Midda illinteeda u Daadata Faajirnimo, oo Alle baa ku imtixaamay Hoog iyo Halaag.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment