Lamaane carruur la’aan ah oo ka yaabsaday shucuubta Caalamka (Sawirro)

Bulsha:- Dhacdadaani ayaa waxa ay soo jiidatay dad farabadan oo isticmaala Aalada Facebook, kadib markii lamaane lagu kala magacaabo Abby iyo Matt ay Bartooda Facebook kusoo daabaceen iyaga oo Carruur ka dhiganaaya Eey aad u yar.

Lamaanahaani lagu kala magacaabo Abby iyo Matt ayaa dhibsaday Erayo ay kamid yihiin ”Maad Carruur dhashaan, Horay carruur ma isugu dhasheen iyo Erayo kale oo xanuunjin jiray”

Abby iyo Matt ayaa isla noola ama isqabay waqti farabadan waxa ayna dadka ku dhibsadeen Erayadaasi oo qalbi xanuun ku riday.

Lamaanahaani ayaa waxaa hantidooda kamid ahaa Shirkad qaada sawirada waxa ayna doorbideen inay Ubad ka dhigtaan Eeygaasi yar kadib markii ay u maara waayen Erayga dhalmada la xiriira.










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment