Bulsha:- Waxaa markii ugu horeysay abid hadashay Farxiyo Kabayare oo su’aal aanay filaneen laga waydiiyay xiriirka ay la wadaagtay fanaanka Wayn Dalmar Yare oo hopre dadka ugu xaman jireen in ay xiriir wadaag noqdeen.
Kabayare ayaa tiri “Dalmar nolol ayaa na dhex martay …”Hadalkan ayaa fasirmay oo ay sifooyin waa wayn ka bixisay.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment