Bulsha:- Fannaaniinta ka tirsan Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, ayaa lagu xidhay Madaarka Caasimadda Nairobi ee wadanka Kenya.
Fannaaniintan oo kala ah Mursal Muuse Cumar, Yurub Maxamed Cabdi Geenyo,, iyo Hodan Cabdiraxmaan , ayaa wararka aanu ka helayno Nairobi waxay sheegayaan in Sedexdaan fannaan maanta lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee Nairobi.
HALKAAN RIIX OO DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment