Gabar Yahay Qaado Furayaashaan Aad Ku Furan Karto Keydka Lagu Kordhiyo Jaceylka Ninkaaga

Bulsha:- Nolosha Soomaalida inta badan lama wada dhihi karo waa kuwa Jaceylka ku dhisan hasa ahaatee waxaa jira Lamaano si aad ah iskugu qanacsan farxad iyo Jawi degan iskula nool si aad u hesho Nolol Jaceyl ku dhisan Akhriso qodobadaan Hoos ku xusan.

Jaceeyl.com ayaa kusoo bandhigeysa Qodobadaan afarta ah waana kuwa hadii aad qaadato la hubo inaad heli doonto Jacyel adiga aad ku faraxdo lamaankaagana qalbigiisa aad ku kasbato.

1) Inta badan hadii aad xaas tahay waxaa haboon inaad ka danbeyso seygaaga mar walboo xurmeyso hadal macaan kula hadal macaan kula hadasho waxaad qalbigiisa kasii dagaysaa boos ka weyn kii hore.

2) Waqtiyada aad dmaashaadka iyo Qaraabo salaanka aadaysi isku day inaadan soo banaan dhigan xubnaha isaga gaar u ah sida uu Alle ku farayaba , waxa midaasi ka helayaa kalsooni qalbigiisa xidido ku noqonaya.

3) Guriga inta aad wada joogtaan ku dadaal inaad ka war heysid Caafimahadkiisa , Calooshiisa, iyo waxyaabihii la halmaama, ku dadaal inaad mar waliba u suubiso waxyaabo isaga soo jiidan kara sida cunooyinka uu aadka u jecelyahay adigoon kala tashan u kari.

4) Ugu danbeyn haka hilmaamin inaad ka sara mariso faciisa Niyada u dhisto ood dharkiisa hagaajiso , haka hilmaamin inaad xasuuso jaceylka aad u qabto waxeeyna ka dhigtaa mid wax aad isla qabsataan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment