Bulsha:- Badanaa waxaa ay raadiyaan marka ay guursanayaan gabar ( bikro ama aan waligeed lawasin) ah oo aanan horey u soo sameynin galmo oo iyaga ayaa bikra jabiya,markaas ayuu gabarta aaminayaa oo guurkiisa ku farxayaa. hadaba gabdhaha guursanaya ragga waxaa ay
weydiiyaan oo kaliya in uu guur kale soo maray kaliya iyaga oo aanan weydiinin in uu bikro yahay iyo in kale mana kala ogaan karin in warka uu ninka u sheegayo uu run yahay iyo in kale,waxaana maqaalkan idinkugu soo gudbinayaa qaabka ay ku
ogaan karaan gabdhaha guursanaya in ninka uu galmo hore soo sameeyay iyo in kale. Baaritaan dhawaan la sameeyay ayaa waxaa lagu soo ogaaday in la ogaan karo in ninka uusan galmo hore u soo sameynin taas oo ah, labada dhagood ayaa waxaa uu
ku leeyahay dhibic gaduudan ama bar guduudan oo marka aad loo fiiriyo ka muuqaneysa ninka inta uusan sameynin galmo uu naag kale la sameeyay,waxaana ay baa ba,daa gabi ahaanba marka uu ninku sameeyo galmada ugu horeysa oo uu la sameeyo haweenta. Dhibicdan gaduudan ayaanan saameeyn ku yeelanin
marka uu ninka gacanta iskaga keeno biyaha ama waxa soomaalida u taqaano(siigada ama seegada),waxa ay baa,ba,daa kaliya marka uu ninku sameeyo galmada ugu horeysa noloshiisa oo uu naag la sameeyo.Ugu danbeyntii ayaa gabdhaha soomaalida ee doonaya in ayguursadaan waxaa la farayaa in ay ninka ay guursanayaan ay
iska fiiriyaan in uu soo sameeyay galmo hore ama uu bikro yahay iyo in kale taas oo ay ku hubin karaan dhibicda ugu taala labada dhagood oo haddii uusan lahayn ay sabab cad u tahay in uu
ninkan galmo adiga kaa hore sameeyay taas oo haddii aadan iska hubinin laga yaabo in cuduro laga qaado oo halis galin kara nafta gabadha mustaqbalka dhaw ama kan fog.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment