Bulsha:- Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal kooban oo Waayaha cusub ku soo saaren hees ay ku cadeenayaan dhibaatada AMISOM ku hayaan shacabka, waxaa kamid ah midhaha heesta Ciideenii waa dayacan tahay, Amisom ba lagu daabulaayaa, Oo dambiyayna Wada galeenoo, Dumarkiibay kufsi kula kacaayan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment